Mesfin hadalka uu ka jediyay shirka IGAD Nairobi Oct 28,2008 Descrição do Vídeo:
Waxaa maanta Oct 28,2008 soo dhamaadey wajigii
koowad ee kulankii urur goboledka IGAD iyo Barlamanka
dowlada Somaliya ku dhexmaray dhismaha KICC ee magaalada
Nairobi iyada oo uu kulankan uu hogaminayey Wasiirka
arimaha dibada Ethiopia Sayoum Mesfin.
Waxaa cirka isku shareray buuq iyo sawaxan ka imanayay
qaar ka tirsan Xildhibanada Baarlamaanka DFKMG oo aad uga
caraysnaa qodobo dhawr ah oo la isku soo hadal qaaday
iyaga oo dib-u-dhaca ku yimid dowlada KMG ahna ku
eedeynayay Madaxda sar ee dowlada Soomaaliya.Radio Garowe
Data: October 28, 2008
Palavras Relacionados: Somalia Ethiopia Meles Zenawi sayoum Mesfin
| 

|
Soomaaliya Descrição do Vídeo:
Allow Nooga Dhig Sidan oo kale
Data: October 19, 2008
Palavras Relacionados: personals
| 

|
Warbixin: Caruur Somalia oo ku nool jidadka Nairobi Descrição do Vídeo:
Wadooyinka xaafada Islii ay Soomaalida ku badanatahay
ee magalada Nairobi ayaa waxaa ku dhibaataysan Haween iyo
Caruur farabadan oo Soomaali ah.
Tiro Caruur Soomaaliya ayaa hooygoodu yahay maqaahiyo iyo
buushash ka samaysan hareera wadooyinka xaafadaha Islii
ee magaalada Nairobi, hase ahaatee Jawiga magaalada
Nairobi ayaa ah mid aad u qaboow oo dadka dhamaani ay
wataan Jaakato xataa hadii ay qorax jirto iyada oo laga
cabsi qabo roobab xoogan oo xili waliba imaan kara,
taasina waxay dhib iyo murugo ku tahay caruurta
Soomaalida ee hooygoodu yahay wadooyinka.RG
Data: October 18, 2008
Palavras Relacionados: Somalia Kenya Nairobi
| 

|
Dalxiis dalka Soomaaliya Descrição do Vídeo:
Dunidoo dhan aduunka dalkeenaa u wanaagsan dahabkaa
iska buuxa
Data: October 13, 2008
Palavras Relacionados: Somalia
| 

|
Mais videos com as palavras Relacionados desse pagina: aduunka caalamka qaarada dad la aan ah saafi somalia soomaali soomaaliya somali djibouti jabuuti hargeysa somaliland xamar afgooye baydhabo kismaayo films hangool media studio universal tv warsan raad
Uur Galeen Ilmo galeen af soomaali saafi films studio hangool media cilmi somalia soomaaliya somali djibouti jabuuti hargeysa somaliland boosaaso xamar afgooye baydhabo kismaayo
Maxamed Sh Ibraahim Kenyawi saafi films studio soomaali soomaaliya somalia somali djibouti carta jabuuti hargeysa somaliland universal tv warsan raad wacdi muxaadaro quraan siiro kismaayo baydhabo boosaaso muqdisho xamar
Somalia Somali Kismayo Baidoa Soomaaliya Soomaali Puntland Somaliland Hiiraan Mogadisho Hargaisa Hargeisa Mogadishu
Warsan Warsantv warsan tv somalia soomaalia somaliland xamar somali
Goldogob Mudug Somalia Ogaden somaliland Puntland Kenya Music Heeso niiko gabay Somali Galkacyo Muduq qosol
somalia soomaalia
Somalia Somali Soomaaliya Soomaali Puntland Somaliland Hiiraan Mogadisho Hargaisa Hargeisa Mogadishu Africa East
hälsa
riwaayad shactaro qosol mujaajilo xasan huburow aadan lafoole heeso somali somalia soomaali soomaaliya wadani xamar muqdisho hargeysa somaliland boosaaso markacadey bishaaros sclub19 SAAFI FILMS STUDIO
Somalia Ethiopia Meles Zenawi sayoum Mesfin
somalia kacaan wadani heeso niiko ciidan xds ethopia Kenya djabouti muqdisho kenya djibouti calnka allwariye soomaaliya
bartamaha somali somalia somaliland ohio minnesota
personals
Somalia Kenya Nairobi
Video
somalia soomaali saafi films hangool media xamar muqdisho somali soomaaliya cadeey hargeysa somaliland baydhabo kismaayo iyo kistaada samatar warsan tv raad etn universal soomaalidii hore
Somalia soomaaliya paltalk niikis niiko aroos xamar muqdisho bosaso hargeysa cabdulahi yusuf maxamed dheere nuur cade
Somalia
|
|